boorimeeQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)Macnaha:1. (f.g) Hogayn. 2. (f.g) wax si aan nidaamsanayn u qabin. 3. (f.mg) Cararid.