boorjiif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof aan hooy uu seexdo lahayn. ld dibadjiif.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dibadjiif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld boorjiif.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur