booron

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Curiye bir-u-eke ah adag, si fududna u burbura, kana tirsan rurka III ee tusaha kalgalka curiyeyaasha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur