boosto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Maamul dawladeed oo ku jaadan waraaqaha, dhambaallada iwm oo la isu diro qaybintooda iyo isgaarsiintooda. 2. Xafiisyada iyo rugta hawlahaas lagu qabto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur