bootarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:ld boodhar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
boodharQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Budo cad oo siigo ah udgoon oo waqtiga kuleylaha la marsado si ay dhidika u nuugto. ld boolbare, boolbire, bootar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0