bootayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bootee. ld bootays.

bootee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-teeyay, -taysay)

Macnaha:

  1. U b.: faan iyo hanjabaad been ah cid u jeedin.

bootays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bootayn.