booyaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal badan oo aan duluc lahayn. 2. ld booyaamid.Hadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
booyaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg booyaan². ld booyaan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00