boqondhawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Geed digir meseggo imw oo soo fufay. 2. ld boqondhebid.1. Boqongoyn (qof). 2. Dhir jirid ka jarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
boqondhebidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg boqondhaw². ld boqondhaw¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0