boqranaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg boqran. ld boqranaansho.

boqran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof boqornimo loo caleemo saaray ahaansho.

boqranaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld boqranaan.