boqshad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baqshad.

baqshad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Kiish yar oo xaashi ah, xabag lagu xiro afka ku leh, qaabab kala duwan leh oo warqadaha lagu xiro. ld boqshad, buqshad.