borobogaanda

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (siyaa.) War iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.