borojekshan-sargo'an
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-no, m.dh)
Macnaha:
- (juqr.) Nooc khariidad brojekshan ah, taas oo u muuqata sida iyadoo galoobka laga arko fogaansho ma dhawaato ah, sidaas darteed hal galoob-badh ayaa lagu muujiyaa khariidad brojekshan. Fallaaraha ilayska ee borojekshanka samayntiisa saldhig u ah waa barbaro waxayna ku qotomaan sallaxa borojekshanka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

