boronkiito

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Halamacoodka dhuumaha neefta waxayna u kala baxdaa mid muddo gaaban (acute) iyo mid muddo dheer (chronic). Midda hore waxa lagu yaqaan: qufac xaako leh, isku roorid dhuumaha neefta; midda labaad waxaa lagu yaqaan: xab badan oo dhuumaha neefta ka xaruuma.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur