borookaariyootig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Noole walxaha hiddo-sidaha aanay ku xidhnayn bu'da unugga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur