bowbow

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. B. dheh: codka durbaanka iwm. ay sameeyaan marka la tumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur