bowdaqaawin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bowdaqaawi. ld bowdaqaawis.

bowdaqaawi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U b.: qof cid uusan doonayn in uu la dagaallamo ereyo iyo falal cabsi geliya u jeedin.

bowdaqaawis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bowdaqaawin.