bub

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cayaar u eg shaxda oo ay ciyaaraan laba qof ama ka badan; yib; shantarad.

yib

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cayaar fadhiga lagu dheelo, shan iyo labaatan hogood leh, si afar gees ah dhulka loogu calaamadiyo, oo ay dheelaan laba qof oo kiiba yeesho laba iyo toban dhagax oo isku midab ah, waxaana loo cayaaraa habka daamada loo dheelo.
  2. Yib cayaarid.