bucshiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld bucshirad. Ganacsi. 2. Alaab laga ganacsado, badeeco. 3. Nooc ka mid ah ciyaaraha turubka oo afarta warqadood ee badda taal la baayaco.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ganacsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xirfad ku saleysan is dhaafsi badeeco, lacag iwm. 2. ld ganacsash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bucshirad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bucshiro (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur