bud-dhig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Dhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo. ld bud-dhigid.
  2. (dii.) Qof dhintay iil gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bud-dhigid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bud-dhig². ld bud-dhig¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur