buddi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyiin, m.dh)

Macnaha:

  1. (dii.) Qof raacsan diinta loo yaqaan buddiyadda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur