bukaan-wareysi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

