bukur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Haruubka dhiil ama aagaan yar.
  2. Dhiil ama aagaan yar oo caanaha lagu shubto.