bulaalin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bulaali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bulaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley taran iyo barwaaqo siin (Eebbe). 2. Wax tiradooda iyo tayadooda badin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur