bullaacad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. God musqul, dhuumaha qaada wasakhda musqulaha.