bulshee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-sheeyay, -sheysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Qof bulshey ka dhigid. 2. (f.mg) Ciyaar, dhalinyareyn iwm wakhti ku lumin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur