buluqbuluqlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-qeeyay, -qeysay)

Macnaha:

  1. Hilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.