bulxamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bulxan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bulxanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh.Nafley badan cod farxad iyo qosol leh samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0