bunaaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld banaaxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

banaaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cida ay lo'du sameyso kolkay barwaaqo joogto. ld bunaaxo, bunnaaho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur