bunayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Bun la shiilay cunid. 2. Saliid ama subag bun lagu shiilay marsasho.