bunbayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; kasbo¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kasboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.1. Wax tacbasho. 2. Cid kalsoonideeda hanasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00