buqbuqood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld buqbuqo.

buqbuqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Caano ciir ah iyo kuwo dhay ah oo la isku daray. ld buqbuqood.