buqshadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld baqshad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baqshadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Kiish yar oo xaashi ah, xabag lagu xiro afka ku leh, qaabab kala duwan leh oo warqadaha lagu xiro. ld boqshad, buqshad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0