buraamburidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg buraambur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
buraamburQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Ciyaar hees iyo reeme lagu tumo oo ay haweenku ciyaaraan. 2. Nooc maansada ka mid ah oo ay haweenku tiriyaan.1. Buraambur tirin. 2. Buraambur ciyaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0