buracaanood

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Buro aan faafin, halisna ahayn oo jirka nafleyda ka soo baxda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur