burciidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:In yar oo carro ah oo is haysta.Meel bannaan oo ciid jilicsan leh.