burdaddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(bot.) Geed nagaar faalala leh caleemo yaryar iyo bari macaan oo la cuno. ld burdad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
burdadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld burdaddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00