burhaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Awood qarsoon, dhib iyo dheefba leh oo la rumaysan yahay in dad gaar ah Eebbe siiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur