burjiwaasi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyiin, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof maalqabeen ah oo shaqaalaha u shaqeeya aan siin wax u dhigma waxsoosaarkooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur