burmad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Digsi yar oo hal qof wax loogu kariyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur