burocaanood

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Burada aan ku fideyn oo aan baabi'ineyn sooha ama xubinta ay ka baxday isla markaana aan meel kale oo jirka ka mid ah aan tageyn intay dhiigga raacdo; waana burada aan kansarka ahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur