burshintuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu socodka u dheereeyo. 2. ld burshintuurid.
  2. Jeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu socodka u dheereeyo. ld bushintuur².

burshintuurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg burshintuur². ld burshintuur¹, bushintuur¹, bushintuurid.

bushintuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld burshintuurid.
  2. ld burshintuur².