burtuurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg burtuur². ld burtuuris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

burtuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Marka soorta la karinayo burarka yaryar oo ay yeelato.
  2. Burar yaryar oo is haysta yeelasho (soor).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

burtuuris

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld burtuurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur