burtuursanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg burtuursan. ld burtuursanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
burtuursanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Soor wax burtuur yeeshay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
burtuursanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld burtuursanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0