burunbur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduudan iyo caleemo yaryar oo geelu aad u jecelyahay.