burunjiyeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg burunjiyee.

burunjiyee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Cabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.