busbus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo oogada nabarro badan oo yaryari ka soo yaacaan qandhana leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur