bushaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bishaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bishaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. War wanaagsan oo farxad iyo reyn reyn leh. ld bishaarad, bushaarad, bushaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur