bushkuleeti

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Gaadiid laba lugoodle ah oo lugta lagu socdsiiyo; baaskiil. ld bushkaleeti.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baaskiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Gaadiid laba lugoodle ah, aan matoor lahayn oo lagu socodsiiyo lugaha. ld Bushkuleeti, bushkaleeti.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bushkaleeti

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld Bushkuleeti.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur