bushle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Quwaax meseggo oo aan lahayn dhacaan badan oo laga mashiiqsado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur