buste

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Go'weyn oo dhogor jilicsan ka samaysan oo la huwado, sariirtana la saarto; kubbeerto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur